πŸ‘πŸ»
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Keeep it up bro 🀎
Hamzaaaa90 via Apple Podcasts · Turkey · 01/01/22
More reviews of Codka Ubax
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan helay podcast ku baxaya afkayga hooyoo. Hore u soco walaal.
Warsandeeqa via Apple Podcasts · United States of America · 12/20/19
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Wll elle ha anal mariyo shaqofican ayaad haysa
mabruuka via Apple Podcasts · United States of America · 10/04/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
”Caruur Cag Weyn” wuxuu diiradda saaray meelaha ugu daran ee habka nolosha ee qoyska Soomaaliyeed iska qaban la’ yahay. Xididdada cilladda ayuu taabtay oo si waafi ah saafay. Codka Ubax waa barnaamij loo baahnaa, wuxuu na inoo yimi asagoo xigmad iyo farshaxan ku midoobeen.
Siciid Haaruun via Apple Podcasts · Sweden · 12/24/19
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »