Guleid Ali Kaar
Codka Ubah Waa Barmaamuj Wanagsan Wll Runtii Meelo Badan Ka Taabanaya Nolosha Sidaad U Gudagashayna Ay Tahay Wax Kucusub Geyiga Soomalida Run Ahanti Markaad Dhagaysatid Xalqadaha Kujira Codka Ubah Waa Kuwo Leh Dareen Iyo Shucuur Gooniya Haday Noqoto Dhan Walba Abwaaniin,Qoraayaal,Dhacdooyin,Culimo,Jaceyl Iyo Sheekaba Leh🎤✍️📖✅ Wax Cusub Ayad Lawadaagtay Umada Soomaliyeed Wll Hambalyo🙌
Guleid Ali Kaar via Apple Podcasts · Sweden · 01/04/21
More reviews of Codka Ubax
Masha Allah Tabarallah
Masria kordahab via Apple Podcasts · Turkey · 04/22/22
Podcast ka kaliya aan ku nasto wax badanna aan ka faaiday suugaanta soomaliyeed ah. Shaqada adag halkaa kasii wad Q:walaal soomaliyeed
cabdira via Apple Podcasts · Norway · 12/10/21
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan helay podcast ku baxaya afkayga hooyoo. Hore u soco walaal.
Warsandeeqa via Apple Podcasts · United States of America · 12/20/19
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »