Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Abdisamad Xaliye
Fikradaha Xaliye
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host. this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis. our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.
Listen now
Ratings & Reviews
4.9 stars from 114 ratings
Adke
Niyad jabku jaanis maaaha Awoowe
Abdi Adke via Apple Podcasts · Germany · 08/11/23
Podcast-gan waa podcast gii uu horreeyay ee soo saaray rag soomaaliyeed oo garanaya kaalinta ay ka gali lahaayeen nolosha, big-up to you xaliye, waxaad samaysay wax cajiib ah.
Discover with diini via Apple Podcasts · United States of America · 04/22/23
Daanyeernimo waan u gambiyay.
Ma rumeysan karo inaa tahay nin runta indhaha raga ka saaraaya inaan arko oo dhiira galin iyo boojo aan wadin. Podcast ga howshaa ku qabsadaa,gym ka ku aadaa, raashiinkaa ku cunaa. Muhiimada nolosha naag iney eheen ayaan bartay nin labatameyada ku jira oo hadan gabdhaha da’da yar inuu shukaansado...Read full review »
moha hagi via Apple Podcasts · Canada · 12/28/22
Recent Episodes
Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.  https://skillshare.eqcm.net/Aox1PN isticmaal code -kaas si aad u hesho 30 bari oo free ah code: AFF30D23   Haddii aad  Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir. https://t.me/XaliyeAli  Apple Podcast :...
Published 02/15/23
Published 02/15/23
Ka mid noqo Ragga Isbadalka raba inay sameeyaan . Fariin iigu soo dir telgram ka ama instagram ka si aad uga mid noqotid ardayda. Telgram : @Xaliyeali Instagram : @Fikradaha_xaliyepodcast. Yaan Lagaa Buuxinin. Dhagayso Podcast-ga Fikradaha Xaliye. . Apple Podcast:...
Published 02/01/23
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »