Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Hamda Hussein
Kabasho
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸 
Listen now
Ratings & Reviews
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
4.6 stars from 353 ratings
Mahadsanid Hamda
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Aad bey ii anfaceen casharadadu
archkemal via Apple Podcasts · Turkey · 12/26/23
Cabdillaahi Aadan
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Qofka barnamijkan si wanagsan u dhuuxa runtii hab-fikirkiisa wax weyn baa iska badalaya.aad banan ugu bogaadinayaa Hamda Hussien inay sidii ugu wanagsan in loo wadaagtay.
Cabdillahi Adam via Apple Podcasts · Taiwan · 12/24/23
Thank you.
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Very thankful for you help.
Omar haaji Abdi via Apple Podcasts · United States of America · 11/15/23
Recent Episodes
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan.
Published 08/15/23
Published 08/15/23
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.Β  Dhagaysi wanaagsan.
Published 07/08/23
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »