Episodes
Published 10/14/22
 Salaam dhamaan!!,  Waxaan rajeynaa in aad wada caafimaad qabtaan meel waliba aad joogtaan. Xilqadeena 10aad ee maanta waxaan ugu hadli doonaa waxa loo yaqaano Isbedel. Dhamaanteena waxa aan raadineyno waa isbadel, lkn hadana mana qaano nooca isbadelka aan raadineyno iyo meesha aan ka bilaabno, ma waxaan wax ka badalnaa dhaqankeena/ habit, sidaan u fekirno iyo sidaan nolasha u aragno miyaan wax ka badalnaa, ma waxaan sugnaa inta ay nagu dhacdo arin nagu qasabta in aan isbadel ku...
Published 10/14/22
Waa maxay Karma; sharciga sababta iyo natiijada, sidee nolasheena u saameysa. Hadii aan sharcigaan barano maxaa nolashaada iska badalaayo. Intaas iyo in kabadan waxaad ku ogaan doontaa xilqada maanta. Fadlan wixii comment iyo ra'yi ah waxaad nogula soo wadaagi kartaa barteena instagramka: https://www.instagram.com/perfectspot_with_fatima/ Fadlan follow us on: Tiktok: https://www.tiktok.com/@perfectspot_with_fatima Resources: 1) Karma:...
Published 09/16/22
Selaam dhamaan!!! Ma rabtaa in ay noloshaada ay noqoto mid fudud, barako leh, oo wax alaa wixii aad rabtid in aad heshid sida ugu fudu isla markaan ugu soo dhaw, ma rabtaa in aad jawaab u heshid su’aalo kuugu taagan. Marabtaa in aad heshid wax loo yaqaano “the magical Key” ama furaha sixriga ah oo albaab waliba aad ku furan kartid. -------------------------------------------Social media------------------------------------------------------- YouTube:...
Published 09/10/22
 Selaam Dhamaan Jumca Mubaarak!!! Waxaa jirta suaalo badan aan marwaliba is weeydiino oo hadana aana jawaab u heynin. wax laga yaabaa in aad marwaliba ku celcelisid Why ME! maxey aniga waxaan igu dhacaan maxaa iga qaldan iyo wixii lamid ah. Xilqada maanta waxan ku sheegi jawaabta sua'aalahaa. dhageysi wacan. fadlan isla soo wadaag wax waliba oo aad ka faaidid xilqooyinkeena : Instagram, facebook, iyo TikTok ( @perfectspotwithfatima) 
Published 09/02/22
 Salaam Dhamaan!!! Mowduuca maanta wuxuu ku saabsan yahay Gratitude ama Mahadnaqa, sida mahadnaqa loo sameeya hadana dhaqan looga dhigto, waxaan kaloo idinku soo gubdin dooona siduu mahadnaqa ii caawiyaya (qisadeyda). Waxaan mudo 30 maalmood soo dhigi doona 30  muuqaal maalintiiba hal muuqaal oo  aan ku soo gudbin doono hal nimco oo mahadnaq laga smaeeyaano si aad ugu toobarataan, waxaan muuqaalkaas soo dhigo doona TikTok geena (Perfect Spot with Fatima) Dhageysi wacan, hal hilmaamin in aad...
Published 08/19/22
 Selaam Dhamaan 😊. Majirtaa sir/camal qarsoon adiga iyo eebe idinka dhaxeysa labadiina kaliya aad isla ogtihiin.  Lagayaabo in ay dadka badankooda aysan ogey sirta aan ka hadleeno. Hadaba xilqada maanta waxaan ugu hadli doona camalka qarsoon, waxaan sidoo kale idin soo gudbin doonaa sheekooyin kusaabsan mowduucaan si aad fikrado ugu qaadaan noloshiina na aad ugu soo dartaa. Fadlan ra'yigiina waa ii muhiim waxaad sidoo kale igala socon kartaa isla markaana wixii comment  ah iigu soo diri...
Published 08/12/22
Salaam Dhamaan😊 Waa maxay sadaqada caqliga ku dheehan, sidee wax waliba oo aan baxsano ay noogu soo laaban karaan. Maanta markaad caawisid dadka kale si ay u gaaraan ahdaaftooda anigana ilaahay subxaanahu watacaalaa ayaa ahdaafteeda kuu rumeynaayo. Fadlan ila soo wadaaga wax waliba oo aad ka faaidaan xilqadaan. Instagram: @perfectspot_with_Fatima.
Published 08/05/22
Salaam dhamaan😊. Maanta waxaan ka hadli doona rizqiga iyo sida aad ku badsan karto ar zaaqdaada. Fadlan lawadaaga asxaabtiina iyo dadka idinku dhaw si ayagana ay ugu faaidaan.  Ha hilmaamina in aad ila soo wadaagtaan wixii aad ka faaideen.
Published 07/29/22
Salaam Dhamaan! Xilaqada maanta waa muhiim mowduuc oo muhiim ah oo nolashiina saameyn ku yeelan doona ayaa ka hadli doonaa Insha Allha. Fadlan nala soo wadaag wax yaabihii aad ka faaidey xilqadaan.
Published 07/22/22
Selaam Dhamaan 😊 Maanta waxaan sameyn doonaa hordac yar oo ku saabsan podcastigaan iyo aniga kumaan ahay. So please subscribe ama follow dheh podcastigaan si aad marwaliba xilqooyinkeyga u dhageysato. WELCOME 😊
Published 07/12/22
Salaam Dhamaan, Kusoo dhawaada podcast geyga "Perfect Spot with Fatima". Maanta waxaan sameyn doonaa hordac yar oo ku saabsan podkast gaan. Soo dhawaada.😊
Published 07/11/22