S1E10: Isbedel|Ogow Waxaad aamintind ayaad noqoneysaa
Listen now
Description
 Salaam dhamaan!!,  Waxaan rajeynaa in aad wada caafimaad qabtaan meel waliba aad joogtaan. Xilqadeena 10aad ee maanta waxaan ugu hadli doonaa waxa loo yaqaano Isbedel. Dhamaanteena waxa aan raadineyno waa isbadel, lkn hadana mana qaano nooca isbadelka aan raadineyno iyo meesha aan ka bilaabno, ma waxaan wax ka badalnaa dhaqankeena/ habit, sidaan u fekirno iyo sidaan nolasha u aragno miyaan wax ka badalnaa, ma waxaan sugnaa inta ay nagu dhacdo arin nagu qasabta in aan isbadel ku dhaqaaqno ok isbadel nooceen rabaa halkeese ka bilaabnaa??? Waa su’aal muhiim ah oo isweydiin mudan. Hadaba maanta su'aalahaa iyo in kabadan ayaa xilqadaan ugu hadli doonaa. References: 1) منهجية التغيير https://www.youtube.com/watch?v=Nwz7lsWu0yI 2) ما هي التغيير الحقيقيhttps://www.youtube.com/watch?v=PQH7cEyspsM&t=23s 3)How to change your life in six months https://www.youtube.com/watch?v=3Tk13PvVCF4. 4)  Identity Switching - How To Change Your Life By Making A Identity Switch | April Mason| Tedtalk, https://www.youtube.com/watch?v=TlhQZvZTSm4&t=734s.  
More Episodes
Published 10/14/22
Waa maxay Karma; sharciga sababta iyo natiijada, sidee nolasheena u saameysa. Hadii aan sharcigaan barano maxaa nolashaada iska badalaayo. Intaas iyo in kabadan waxaad ku ogaan doontaa xilqada maanta. Fadlan wixii comment iyo ra'yi ah waxaad nogula soo wadaagi kartaa barteena instagramka:...
Published 09/16/22
Selaam dhamaan!!! Ma rabtaa in ay noloshaada ay noqoto mid fudud, barako leh, oo wax alaa wixii aad rabtid in aad heshid sida ugu fudu isla markaan ugu soo dhaw, ma rabtaa in aad jawaab u heshid su’aalo kuugu taagan. Marabtaa in aad heshid wax loo yaqaano “the magical Key” ama furaha sixriga ah...
Published 09/10/22