Episodes
Published 08/12/21
Hore mari Awoodaada Xiftidga, U baro si Dhakhso Ah Wax Kasta.
Published 08/04/21
Published 07/14/21
Published 07/05/21
Caafimaadku waa waxa ugu qaalisan ee aadamuhu haysto wax ka baro sida jidhkaagu u shaqeeyo iyo cunada ku haboon iyo xiliga ku haboon.
Published 06/04/21
Qof walba oo dhalin yara ah mawduucan uu khuseeyaa waayo hadii aad maanta adigu tahay la barbaariye bari adiga ayaa noqonaya barbaariye.
Published 05/26/21
daqligaaga sare u qaad adigoo wakhtiga aad shaqeysid yareynaya 
Published 05/15/21
maxaa ay ku kala duwan yihiin iskuulka iyo kali wax is baristu 
Published 05/08/21
Caqliga calkii toosaa fikira nolosha tolmoon, intuu maanku gaajeysan yahay guuli waa wali.
Published 05/05/21
cadooyinkaagu ma iyaga ayaa ku shaqeeya mise iyaga ayaa ka shaqeysta?
Published 04/25/21
Buugan waxaad ku baran doontaa xirfado iyo xeelado aad habfikirkaga ku hagaajisid caqabadaha ku xalisid go'aano wax ku oolana u gaadhid 
Published 04/11/21
waa buugii labaad iyo ismail inspires show your work by austin kleon fariin muhiima 
Published 03/26/21
waxaan wiigan iniigu soo gudbin doonaa buuga la yidhaahdo [the war of art ]
Published 03/15/21