Barnaamijka Ganacsiga Qaybtii Kowaad "Episode 1" Helida Fikirad Ganacsi.
Listen now
Description
Helida iyo keenida fikirada ganacsi iyo waddooyinka loo maro helideeda iyo ka midho dhalinteeda halkan kaga bogo incha allah. #Fikirad #Ganacsi #Bilaabida #Kobcinta #Horumarinta #Ganacsiga
More Episodes
Barnaamijka Ganacsiga waa barnaamij loogu talagalay dadka jecel ama xiisaya arrimaha Ganacsiga sida bilaabida, kobcinta iyo horumarinta Ganacsiga, waxanad barnaamijkan la heli doontaa xogo mihiima oo ku saabsan Ganacsiga.
Published 10/11/20