Caafmaadka maskaxda - Mental Health
Listen now
Description
xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda  iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada. Dhagaysi wacan 
More Episodes
Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno.Dhagaysi wacanSocial media Youtube : Wehel podcast
Published 07/30/24
Published 07/30/24
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social MediaYoutube -...
Published 05/19/24