Bogasho Podcast
Listen now
More Episodes
Hadaf Muxu yahay ? helitaanka dhabadu guushu waxa ay ku xidhantahay in aad leedaha qorshe ku yaala ooo ku gaadh siinaya Yoolka aad leedahay Waana Gundhiga xalqadeenan maanta . waxa marti inoogu ah Amaal C/laahi oo ah soo jeediyaha ALBAQIYAT PODCAST oo aanu kawada hadali doono faa;ido intee leeg...
Published 05/11/24
Ma ku dhibtoonaysaa inaad wakhtigaaga si hufan u maamusho? La soco Episodes yada u dambeeyay ee podcast-ka halkaas oo aan ku sahamino awoodda wax-bedelka ee farsamooyinka maaraynta waqtiga! Dhacdadan, waxaan si qoto dheer ugu dhex milmayn hababka caanka ah sida Farsamada Pomodoro, Joojinta...
Published 04/29/24
Ku soo dhawow season ka 2aad ee podcast keena , halkaas oo aanu si qoto dheer ugu hadli doono  dunida wax soo saarka. episode kan hordhaca  ah, waxaan kaga hadli doona  sida wax soosaarku uusan u kaliya ku saabsanayn si wax badan loo qabto- waxa ay ku saabsan tahay ku dhaqanka is-daryeelka (Self...
Published 04/20/24