Episodes
Hadaf Muxu yahay ? helitaanka dhabadu guushu waxa ay ku xidhantahay in aad leedaha qorshe ku yaala ooo ku gaadh siinaya Yoolka aad leedahay Waana Gundhiga xalqadeenan maanta . waxa marti inoogu ah Amaal C/laahi oo ah soo jeediyaha ALBAQIYAT PODCAST oo aanu kawada hadali doono faa;ido intee leeg ayuu leeyahay hadaf dajisku!!!!!Dhagaysi WacanMohamed Amin Bogasho podcast
Published 05/11/24
Published 05/11/24
Ma ku dhibtoonaysaa inaad wakhtigaaga si hufan u maamusho? La soco Episodes yada u dambeeyay ee podcast-ka halkaas oo aan ku sahamino awoodda wax-bedelka ee farsamooyinka maaraynta waqtiga! Dhacdadan, waxaan si qoto dheer ugu dhex milmayn hababka caanka ah sida Farsamada Pomodoro, Joojinta Waqtiga, (time blocking) iyo farshaxanka mudnaanta (prioritization ). Xeeladahan oo la isku dayay oo la tijaabiyay maaha kaliya buuq; waa fatsamooyin kaa caawin kara inaad soo saarto wax soo saa...
Published 04/29/24
Ku soo dhawow season ka 2aad ee podcast keena , halkaas oo aanu si qoto dheer ugu hadli doono  dunida wax soo saarka. episode kan hordhaca  ah, waxaan kaga hadli doona  sida wax soosaarku uusan u kaliya ku saabsanayn si wax badan loo qabto- waxa ay ku saabsan tahay ku dhaqanka is-daryeelka (Self care ) iyo inaad wakhtigaaga u isticmaasho si ula kac ah. Nagu soo biir sida aan u soo ban dhigno xeelado wax ku ool ah   si da loo gaaro dheelitirka shaqadaada iyo -noloshaada shaqo  ama ardaynimo  ....
Published 04/20/24
Waxa Aynu kaga hadli doona maanta xalaqadan Go'aan dhamaan graduates ku aay waajahaan bar bilawga wayooda ,entrepreneurship vs. employment. maw axaad bilaabi ganacsi mise shaqo waxa aynu kaga hadli doona midkasta wax ay ku wanagsan tahay in aad jidkaa qaado iyo waxa ayna u wanaagsanayn si makaa aduu aad u miisaaanto ood u qaadato qo'aanka ku haboon naftaada adiga . i am your Host Amin Mohamed and this is Bogasho Podcast 
Published 03/28/24
Si aad u hesho dakhli badan ama revenue ganacsiiga aad u kordhiso waxa aad u baahantahay in si qorshaysan aad u qimayso adeega ama shayga aad iibinayso ama aad gadayso. ka faa'idaysiga waqtiyada occasations ka waa mid aad muhiim ugu ah ganacsiga . xilima ,amintee, se waqtige ayaa la sameeyaa stratigic pricing ,sidee loo sameeya waxa waxyaalaha aynu kaga Bogan doono xalqadee anan maanta fadlan dhagaysi wacan Mohamed Amin
Published 03/19/24
kala Fahanka farqiga udhaxeeya wax samaynta iyo wax khiyaamaynta  waa shay ay tahay in aynu kala fahano xalaqadan waxa kaga bogan doonta farqiga  udhxeeya labadoooda. Iyo keeba ka qayb qaata kobaca iyo koritaanka ganacsiga dhagaysi wacacn Mohamed Amin C/laahi
Published 03/05/24
hormarka iyo guushu waxa  ay u bahatahay socdaal iyo dadaal wax iibkuna  waa shay  aad ugu muhiimsan ganacsi kasta . waa xirfada qudhaata ee hadii qof barto aan lagu hungoobin , xalaqadanadi waxa aa step by step ku tusunaysaa sida loo barto xirfadaas  master na loogu noqdo dhagaysi wacan and I am your host: Mohamed Amin
Published 02/26/24
Ever wondered how to turn that brilliant business idea of yours into reality, especially as a teenager? You're not alone! Over 50% of teenagers are in the same boat, armed with ideas but unclear on where to start. This episode  is your ultimate guide, unraveling the step-by-step process to not just dream, but achieve. Starting a business might seem monumental, but it’s absolutely achievable with the right approach . And i am your host Mohamed Amin
Published 02/17/24
From Follower to Fortune: Awoodda Dhallinyarada ee Aan laga faa'iidaysan ee xaga Social media ha. Xalaqadan waa ay sookkobsanaysaa awoodaha ay ledahay social media iyo sida dhalin yaro ahaan kynu uhga faadidaysan karno. waa arin badanaa dhalinteenu ay ka muuqan ama ka hadal waxan rajanyanyaa in ay ku anfacdo oo aad ka faa'ido wax mahadsanid dhagaysi wanaagsan mohamed Amin Bade
Published 02/05/24
"Dilaaga Aamusan ee Ganacsiga:How Neglecting Customer Behavior Sabotages Your Growth" Fahanka iyo Barashada hab dab ciga macaamishu ay wax ku iibsadaan samayn intee leeg ayey ku ledahay ganacsiga , sidee ayey u wax yeelayn kartaa ganacsiga hadi aanad baran (Buying habit) ka macmiilka . sida ay usaamayso u kobciso una korisa hormarka ganacsiga waxa aad ka dhagsyan doonta xalqadan soo socota… Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynayaa . Amin abdilaahi bade . 
Published 01/27/24
Barashada Xirfad ama course ka baxsan cariculam kaaga  jamacada waxa ay ka waacinaysa in anada Kusoo Koobin hal meel Naftaada oo aad heso jaanisyo faro badan waaa waxa aynu kaga hadli Doono maanta xalaqadan aaynu duubnay saamayn intee leeg ayey ku leedahay Naftaada barasha xirfad kale Fdlan dhagaysi wacan.
Published 01/20/24
Barashada Xirfadaha Wax iibka iyo Suuq gayntu waa mid aad Umihiima . Waa maxay Suuq gayn iyo wax iibin , farqi intee leeg ayaa udhexeeya labadooda , midke ayaa umihiimsan kobaca , hanaqaadka iyo koritaan ka gamacsiga . Su,alaahas oo dhan waxa aynu kaga jawaabi doona oo kaga hadli doona xalaqadan ee dhagaysi Wacan.
Published 01/15/24
Fahanka iyo barashada naftaadu waa aasaaska ama foundation-ka guusha. in aad si qoto dheer u barato naftaadana waa lagama maarmaan, wuxuuna noqon doona episode-kani mid isugu koobsaday sababta ay muhiim u tahay, faa’idada ay leedahay iyo habka aad u baranaso naftaada. Dhagaysi wanagsan
Published 01/06/24
kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo  dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i  anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd....
Published 12/23/23