SEASON 1~EP08 persuasion is not manipulation se( Farqiga udhaxeeya waa maxay ) kobaca iyo kororka ganacsi kee faa’ido uh
Listen now
Description
kala Fahanka farqiga udhaxeeya wax samaynta iyo wax khiyaamaynta  waa shay ay tahay in aynu kala fahano xalaqadan waxa kaga bogan doonta farqiga  udhxeeya labadoooda. Iyo keeba ka qayb qaata kobaca iyo koritaanka ganacsiga dhagaysi wacacn Mohamed Amin C/laahi
More Episodes
Published 05/22/24
Ku soo Dhawoow Bogasho Podcast! magacaygu waa Mohamed Amiin Episode kan , waxaynu u dhex galaynaa laba xoojiye oo wax soo saar ka muhiim ah: kor u qaadida diiradda (Enhacing focus ka iyo ka gudubka dib u dhigista( overcoming procrastination) . U halgamaya dhamaystirka hawlaha? Soo hel...
Published 05/22/24
Hadaf Muxu yahay ? helitaanka dhabadu guushu waxa ay ku xidhantahay in aad leedaha qorshe ku yaala ooo ku gaadh siinaya Yoolka aad leedahay Waana Gundhiga xalqadeenan maanta . waxa marti inoogu ah Amaal C/laahi oo ah soo jeediyaha ALBAQIYAT PODCAST oo aanu kawada hadali doono faa;ido intee leeg...
Published 05/11/24