SEASON 1~EP01: Muhiimad intee leeg ayay leedahay barashada naftaadu
Listen now
Description
Fahanka iyo barashada naftaadu waa aasaaska ama foundation-ka guusha. in aad si qoto dheer u barato naftaadana waa lagama maarmaan, wuxuuna noqon doona episode-kani mid isugu koobsaday sababta ay muhiim u tahay, faa’idada ay leedahay iyo habka aad u baranaso naftaada. Dhagaysi wanagsan
More Episodes
Published 05/22/24
Ku soo Dhawoow Bogasho Podcast! magacaygu waa Mohamed Amiin Episode kan , waxaynu u dhex galaynaa laba xoojiye oo wax soo saar ka muhiim ah: kor u qaadida diiradda (Enhacing focus ka iyo ka gudubka dib u dhigista( overcoming procrastination) . U halgamaya dhamaystirka hawlaha? Soo hel...
Published 05/22/24