SEASON 1~EP05:From Follower to Fortune: Awoodda Dhallinyarada ee Aan laga faa'iidaysan ee xaga Social media ha.
Listen now
Description
From Follower to Fortune: Awoodda Dhallinyarada ee Aan laga faa'iidaysan ee xaga Social media ha. Xalaqadan waa ay sookkobsanaysaa awoodaha ay ledahay social media iyo sida dhalin yaro ahaan kynu uhga faadidaysan karno. waa arin badanaa dhalinteenu ay ka muuqan ama ka hadal waxan rajanyanyaa in ay ku anfacdo oo aad ka faa'ido wax mahadsanid dhagaysi wanaagsan mohamed Amin Bade
More Episodes
Published 05/22/24
Ku soo Dhawoow Bogasho Podcast! magacaygu waa Mohamed Amiin Episode kan , waxaynu u dhex galaynaa laba xoojiye oo wax soo saar ka muhiim ah: kor u qaadida diiradda (Enhacing focus ka iyo ka gudubka dib u dhigista( overcoming procrastination) . U halgamaya dhamaystirka hawlaha? Soo hel...
Published 05/22/24