Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing
Listen now
Description
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.  Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso  xalqadan.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
More Episodes
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan...
Published 10/08/24
Published 10/08/24
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/30/24