Episodes
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 10/08/24
Published 10/08/24
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/30/24
Fariin ii reeb :)Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/23/24
Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/16/24
Fariin ii reeb :)Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/11/24
Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/10/24
Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 06/25/24
Fariin ii reeb :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 06/04/24
Fariin ii reeb :)Add a descriptionhttps://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 05/28/24
Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda.Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https...
Published 05/21/24
Fariin ii reeb :)Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://ww...
Published 05/14/24
Fariin ii reeb :)Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 05/07/24
Fariin ii reeb :)Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 04/30/24
Fariin ii reeb :)Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola...
Published 04/23/24
Fariin ii reeb :) Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola...
Published 04/16/24
Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 04/09/24
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin...
Published 03/26/24
Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan.  Dhagaysi wacan.  Facebook...
Published 03/19/24
Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay. Dhagaysi wacan.  Hel 50% discount tababar wadreed bilaabmaya bisha April 15 keeda oo socon doonaa afar isbuuc 👇 https://forms.gle/PKe1RRNkQ2rfdQbg9 Facebook...
Published 03/12/24
Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 03/05/24
Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku  naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 02/27/24
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay.  Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 02/20/24
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow.  Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto.  Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay. Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 02/13/24
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay.  Ka dhagayso xalqada isbuucan afarta calaamadood ee cilmi baadhis  lagu sameeyay kana dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 02/07/24