Episodes
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'Allah Q-2aad ee mawduucana waxad la socon doontaa wiiga soo socda. Dhagaysi Wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram...
Published 11/14/23

Published 11/07/23
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah?  Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad?  Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo xalqadii hore Q-1aad. Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 10/31/23
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah?  Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad?  Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 10/24/23
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Xalqadan waxan kaga hadlay qaababka kala duwan ee uu qofku wax uga badali karo dabeecadan isagoo isku dayaya in uu noqdo qof ka war qaba dareemadiisa maarayn karaana markay soo if-baxa an.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram...
Published 10/10/23
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.  Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso  xalqadan.  Dhagaysi wacan.  Facebook...
Published 10/03/23

Published 09/26/23
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay.  Xalqadan manta waxaad ku baran doontaa qaababka kale duwan ee loo maareeyo warwarka? Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 09/19/23
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay.  Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maaraysid warwarka ama goorta ay tahay in aad raadsato  caawimo cafimaad.  Dhagaysi wacan. Facebook...
Published 09/12/23
Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka  gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco?  Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo culayska weheliya.  Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram...
Published 09/05/23
Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 08/29/23
Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi?  Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay?  Dhagayso xalqadan si aad u heshid jawaabaha su'aalahan kor ku xusan.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 08/22/23
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?   ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay.  Halkan ka dhagayso xalqada cusub.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 08/16/23

Published 08/08/23
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo.  Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 08/01/23

Published 07/25/23

Published 07/18/23
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga  malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah?  Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan.  Dhagaysi wacan  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 07/11/23

Published 07/04/23
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay?  Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 06/27/23

Published 06/20/23
Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya? Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo  cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko  qaybaha kala duwan ee noloshiisa.  Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram...
Published 06/13/23
Ma ku qanacsantahay halka aad maanta joogtid marka loo eego xidhiidhka aad naftaada la leedahay iyo ka dadka kaleba?  Xalqadan waxan kaga hadlay waxa ay tahay qanaacadu marka laga hadlayo  horumarinta habfikirka togan iyo siday qayb uga noqon karto horumarinta xirfadaha xidhiidhada.  Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 06/06/23
Xalqadan waxad ka baranaysaa sida aad si malin le ah u dhisi kartid una horumarin kartid xidhiidhka aad la leedahay Ilaahay adoo j la imanaya camalo ama dhaqamo kooban iyo sida ugu fudud ee aad u joogtayn kartid. Sido kale, waxan kaga hadlay dabeecada loo yaqaano 'balaanqaadka nafta' taasoo qofka u saamaxda in uu wacyigiisu koro kobciyana hab-fikirka togan.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram...
Published 05/23/23
Xalqadan manta waa qaybtii 2aad ee dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow ee qofka u ogolaada in uu ku noolaado nolol uu cafimaad ka jidhkiisa iyo maskaxdiisaba uu daryeelayo kana war qabo si malin leh ah. Qayb ka dhig oo ku dadaal in aad dhaqamadan nolol malmeedkaaga kusoo kordhisid.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Published 05/16/23