Raaligalinta xad-dhaafka ah Q-3aad
Listen now
Description
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Xalqadan waxan kaga hadlay qaababka kala duwan ee uu qofku wax uga badali karo dabeecadan isagoo isku dayaya in uu noqdo qof ka war qaba dareemadiisa maarayn karaana markay soo if-baxa an.  Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
More Episodes
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan...
Published 10/08/24
Published 10/08/24
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Published 07/30/24