Raaxada Ruuxda - Ku Raaxayso Noloshaada
Listen now
Description
Marka aan raadiyay waxa ay ku raaxaysato ruuxdu, waxaan oggaaday qofka kaliya oo ii sheegi kara jawaabtaas in uu yahay midka abuuray ruuxda iyo dadka oo dhan; Allaah, kadib waxaan ka baaray Qur’aanka iyo sunnada, waxaan oggaaday in ruuxda aysan raaxaysanaynin illaa marka ay u dhowaato midka abuuray, Allaah! Waxaan soo qaadan doonnaa qaybtan: Macaanka uu leeyahay iimaanka iyo sida aan u heli lahayn macaankaas. Raaxada salaadda laga helo iyo sida aad ugu raaxaysan lahayd salaadda. Deggenaanshaha qalbiga halka laga helo.
More Episodes
Published 05/14/24
Qabta 6aad: Ka farxi dadka: In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa: Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale. Sida aad u beddeli...
Published 11/05/22
Published 11/05/22