Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada
Listen now
Description
Qabta 6aad: Ka farxi dadka: In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa: Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale. Sida aad u beddeli  lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn. Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad  u soo jiidatid. Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga. Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay jecelyihiin.
More Episodes
Published 11/05/22
Qaybta 5aad: Raaxada Jirka: Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa: Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga. Sida aad ku heli lahayd...
Published 11/03/22
Waxaan ka xiran karnaa indhaha waxyaabaha aanan rabin in aan aragno, laakiin kama xiran karno qalbigeena, waxyaabaha aanan rabin in aan dareeno.
Published 10/24/22