Description
Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan.
xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,
1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya
( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )
2; maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo
3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro
4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .
Dhagaysi wanaagsan .