Episodes
«اللهم بك استعين وعليك اتوكل، اللهم ذلل لي صعوبة أمري وسهل لي مشقته وأرزقني من الخير كله أكثر مما أطلب وأصرف عني كل شر . >>
Published 05/06/24
اللهم اجعل لساني عامر بذكرك وقلبي بخشيتك وسرّي بطاعتك،انك على كل شيء قدير.
Published 05/03/24
Published 05/03/24
اللهم إني أتبرأ من حولى وقوتي إلى حولك وقوتك.
Published 04/28/24
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك.
Published 04/26/24
Haddi aad taqaano qiimaha  naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa  yeeli maayaan .  Amal abdillahi bade . 
Published 04/21/24
FIIDNIMO WANAAGSAN  Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM    ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM  Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .  Amal abdillahi badde 
Published 04/14/24
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( Al wahhab   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM  Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .  Amal abdillahi badde 
Published 04/04/24
Maalin wanaagsan .   Ramdaan mubarak 🌙 Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( ar-rassaq   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM  Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 
Published 03/26/24
Duhur wanaagsan Ramdaan mubarak 🌙 Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al xaliim  ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM  Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 
Published 03/19/24
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al bassir ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM  Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa .  Amal abdillahi badde 
Published 03/03/24
Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle ( alfataax )  Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano .  Ilasoo dhagaysta casharka  si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano  Amal abdillahi badde . 
Published 02/25/24
Fiidnimo wanaagsan  Magaca aan qaadanayno casharkani waa magaca Alghafaar oo micnihiisu yahay dambi dhaaf badane .  Inta aad casharkan ku kudo jirto waxaad baranaysaa casharo badan oo noloshada maalinla ah wax ka tara kuna caawiya waxaanad sii fahamaysaa xadiga ay leedahay naxariista ilaahay iyo dambi dhaafkiisu . Ila soo dhagayso wixii aad ka baratana comment iigu reeb .  Amal abdilaahi badde . 
Published 02/13/24
Halqada cawa waxaan kaga hadli doonaa magaca Alle ee ( AR-FIIQ ) oo micnihiisu yahay ( dabacsanan)  Waxaan ka hadli doona sida uu nolosheena usoo galayo uguna dabaqi karayno  Dhagaysi wanaagsan .  Amal abdilaahi bade 
Published 02/06/24
Magaca aynu maanta qadanynaa waa magaca Alle ee ( AL MALIK ) ( المَلِكْ)  Waxaynu falan qayndoona sida uu nolosheena usoo galin karno waxanu sidoo kale fasiraynaa micnaha magaca iyo waxa looga jeedo sida aynu ugu ducaysan karno . Dhagaysi wanaagsanban idiin rajyanaya .  Amal abdillaahi bade . 
Published 01/28/24
Magaca Alle een manta isla baranayno waa (ARRAB) ( الرَّبْ )   Waxaynu isla baraynaa micnaha looga jeedo magaca iyo sida aynu ilaahay ugu baryi karno .  Inaad ka bogataan baan rajaynayaa .  Amal abdilaahi bade . 
Published 01/21/24
Hordhacii 2aad ayaynu manatana isla dhagaysan doona  Waxaynu sharaxaynaa fariqiga udhaxeeya إحصاء 📊 iyo العد  iyo sida ay magacayda barashadeedu cilmi farabadan iyo dheera badan  inoogu furfuri karto  marka aynu fahano  Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynyaa .  Amal abdilaahi bade 
Published 01/14/24
Barashada magacyada ilaahay waa asalka cilmi kasta oo aduunkan yaal , waana asaaska ay noloshu ka saxanto , manta xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa ahmiyada iyo booska qiimaha leh ee magacyda ilaahay ku leeyihiin  diinteena suuban .  Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa . 
Published 01/07/24
         MARTI : huda abdilaahi bade Xalqada manta waxa iigu marti iigu ah walaashay huda oo aanu kawada hadalnay marxaladahaa kala duwan ee qofka dhalinyarta ah maro marka uu kujiro da’da (15-21) .  Ka faaidaysi wanaagsanbaan idiin rajaynaya.   
Published 12/24/23
                               GABAGABO     Cawa waxaan soo gabagabeyaay kalkii 5 oo ka hadalyaay barbaarinta carururta kasoo inoo soo socday mudo 3 bilood alhamdulillah . Xalqada cawa aad ayay muhiim ugu tahay hooyo , inaan aan xaas ahayn , wiilasha aan guursan , aabo kasta oo caruur dhalay sifiican aynu iskula dhagaysano inshaAllah  JasakumuAllahu khayraa 
Published 12/17/23
Xalqada caawa waxaan kaga hadlaynaa xidhiidhada imaada walhtiga lagu gudo jiro qaangaadhinimada iyo saamynta ay kuyeelayo nolosha ilamaha ee danbe  Sido kale waxaan ka hadlyanaa sidee aynu ugu caawin lahayn caruurta inay dhistaan xidhiidh saxiibtinimo oo wanaagsan . Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynayaa 
Published 12/10/23
Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da’da ( 13-15)  Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah  1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da’da . 2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da’da . Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa
Published 12/03/23
Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan. xalqada cawa waxa kaga hadalayaa , 1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya  ( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة ) 2;  maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo  3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro 4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo . Dhagaysi wanaagsan . 
Published 11/25/23
Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su’aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa .  Su’aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso. Wixii su’aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano .  Dhagaysi wanaagsan 🌸 Amal abdilaahi bade 
Published 11/12/23
Masuuliyada oo ilmahaa la bara  waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo  Waxaad xalqadan  ka heli doontaa su’aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh . Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan . Aad baan idinku mahad celinayaa . Amal cabdilaahi bade 
Published 11/06/23