T:~ 1 (Sideen uyeesha caadada wax joogtaynta . )
Listen now
Description
Taxanaha ii jawaab Waa taxane cusub oo aan jawaabo koban kaga bixin doono waydiimo ay ila soo wadageen walalaha igaga xidhan dhanka facbook iyo instagram waan rajayanayaa inaad ka faa’idaysan doontaaan Taxanuhu wuxuu noqon doona mid jawaabihisu aad ukooban yihiin oo toos u abaarayaan mushkilada xalkeeda ee dhagaysi wanaagsan Amal abdilaaahi badde .