Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
albaaqiyat
ALBAAQIYAT
Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
Listen now
Ratings & Reviews
4.7 stars from 94 ratings
Amazing podcast allahuma batik
Assalamu aleykum💐 This is a wonderful, amazing podcast. I wish it can be translated to all languages. I listen to you from the USA. Please keep up the wonderful job. Wxaan illaahay raxmaanka ah kuu weydiinaya iin uu caqligaaga , cilmigaaga, iyo cimrigaaga ba kuu barakeeyo💕aameen
umm sabir via Apple Podcasts · United States of America · 08/10/23
This podcast
Waxaa rajeynaa inaa wax badan iska badli doono inshallah illahay haduu rali ka noqdo waana ku mahadsan tahay sida quruxda badan wax waliba nagu soo gudbisi illahay hakuu sahlo wax waliba aduun iyo aqiiro aad hamineyso ❤️
حسىن عبد القادر via Apple Podcasts · United States of America · 08/09/23
Masha Allah
Waa muwduucyo aad u xiiso iyo qiimo badan, Allaha ku barakeeyo walalo. Waan kaa sugaynaa si xiiso badan.
Najahadan via Apple Podcasts · United States of America · 10/23/22
Recent Episodes
Taxanaha ii jawaab Waa taxane cusub oo aan jawaabo koban kaga bixin doono waydiimo ay ila soo wadageen walalaha igaga xidhan dhanka facbook iyo instagram waan rajayanayaa inaad ka faa’idaysan doontaaan Taxanuhu wuxuu noqon doona mid jawaabihisu aad ukooban yihiin oo toos u abaarayaan mushkilada...
Published 07/15/24
Published 07/15/24
رب تقبل توبتي واغسل حوبتي وأجب دعوتي
Published 06/10/24
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »