Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from iTunes, Stitcher and more
Ismaaciil C Ubax
Codka Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil ku waraysan doono dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Listen now
Ratings & Reviews
4.5 stars from 363 ratings
Ismaciil
Mahadsanid, shaqo Fican ayaad haysa
Rixdo via Apple Podcasts · United States of America · 05/25/21
Dhakhtarkii bajajta
Oh my God how come I have never seen this it’s almost 3:07am. I couldn’t sleep because of the stupid coffee from last night. I even take a shower which usually puts me the mood to sleep but couldn’t.I accidentally saw a post from Instagram about this broadcast. then I have to Check it out to...Read full review »
moon of the dark via Apple Podcasts · Lebanon · 02/22/21
Aragti dhiibato
Wll dhacdadan waan ubogay ismaaciil waad ku mahadsantahay marti galinta barnaamijkan Maxamed galaydh Waa qof Aragti fog leh abwaan hal abuur loo baahanyhy waan idiin sugaynaa markale Alle mahad leh Adam Abdi
Adam Elmi via Apple Podcasts · Uganda · 02/13/21
Recent Episodes
Waxa aannu dalxiis ku tegaynaa gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo iyo Buurta Daalo. Barnaamijku waa laba qaybood. Qaybta labaad waxa ay ku soo bixi doontaa barnaamijka kan xiga. Nala dalxiis. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Published 06/18/21
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday" qaybtiisii afraad. Waxa qaybtan ku jira labada sheeko ee la kala yidhaa "Jacayl-ku-xigeen" iyo "Wuu Iga Adkaa". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Published 06/04/21
Dhallinyar badan oo ay da’doodu ka yar tahay 31 jir, ayaa markii u horreysay noloshooda codayn doona oo soo dooran doona Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland. Sidoo kale waxa isla mar dhacaysa doorashada Golaha Deegaanka. Barnaamijkan oo aqoonkorodhsi ah, waxa aynu ku eegi doonna...
Published 05/28/21
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from iTunes, Stitcher and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »