Reviews
Hore u soco nona so baddi barnamijyaddaπŸ™πŸ™πŸ™
shadia iimay via Apple Podcasts · United States of America · 10/26/23
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
It’s an incredible podcast.
Aj Hassan via Apple Podcasts · United States of America · 05/10/23
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Wehel Ka Dhalinyarada
Rafiiiiiiid via Apple Podcasts · Soloman Islands · 03/16/23
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Runtii aad ayaan ugu farxay markaan arkay codka ubax kaas oo kor uso qaadaayo suugaanta somalida wxn rajaynaa inaad horey u wadaan oo adan ka caajisin Wana ku faraxsanahay inan dhagaysanayo podcast somali ku baxaayo 😍
sabrina salahudin via Apple Podcasts · Kenya · 11/07/22
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Xaqiiqdi si wayn oo aanan qiyaasi karin ayaan ugu riyaaqay Codka Ubax Podcast iyo hoggaan ka guud iyo dhammaan shaqada quruxda badan ee aad haysaan dadaal wacan.
HanadZMo via Apple Podcasts · Kenya · 09/17/22
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Ino so badiya sheekoyinka wllo , why , mar hore ugo danbisi
codka bulshada via Apple Podcasts · Sweden · 09/10/22
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Waxan u bahanhay in layga caawiyo sidan ugala so dagi laha apple storek mise appliction malah Codka ubax
Hamze khadar via Apple Podcasts · United States of America · 06/07/22
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Masha Allah Tabarallah
Masria kordahab via Apple Podcasts · Turkey · 04/22/22
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Keeep it up bro 🀎
Hamzaaaa90 via Apple Podcasts · Turkey · 01/01/22
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Podcast ka kaliya aan ku nasto wax badanna aan ka faaiday suugaanta soomaliyeed ah. Shaqada adag halkaa kasii wad Q:walaal soomaliyeed
cabdira via Apple Podcasts · Norway · 12/10/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Alle hakuu siyaadiyo caqliga, cududda iyo cilmigaba wll Ismail C UbaxπŸ™β€οΈ
Huda Abdirahman via Apple Podcasts · Turkey · 10/29/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Aad iyo aad baan idiinku mahad celin waqtigiina iyo cilmigiina aad noo hudheen waxan kaso arkay tiktok durba wn baadi goobay waana helay qaybo badan wn dhageestay anigo ka faaiday cilmi iyo waayo argnimo igu so korortay oo aan aad ugu qancay jazakallah khayr wllo dhamaantin tabiyaha iyo ka...Read full review »
Anisa mahdi via Apple Podcasts · Sweden · 10/10/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Wll elle ha anal mariyo shaqofican ayaad haysa
mabruuka via Apple Podcasts · United States of America · 10/04/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Love the content wll keep it up πŸ’•πŸŽΆ
Hayatt Yasin via Apple Podcasts · Great Britain · 08/13/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Mahadsanid, shaqo Fican ayaad haysa
Rixdo via Apple Podcasts · United States of America · 05/25/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Oh my God how come I have never seen this it’s almost 3:07am. I couldn’t sleep because of the stupid coffee from last night. I even take a shower which usually puts me the mood to sleep but couldn’t.I accidentally saw a post from Instagram about this broadcast. then I have to Check it out to...Read full review »
moon of the dark via Apple Podcasts · Lebanon · 02/22/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Wll dhacdadan waan ubogay ismaaciil waad ku mahadsantahay marti galinta barnaamijkan Maxamed galaydh Waa qof Aragti fog leh abwaan hal abuur loo baahanyhy waan idiin sugaynaa markale Alle mahad leh Adam Abdi
Adam Elmi via Apple Podcasts · Uganda · 02/13/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Waa barnaamij xiiso leh runtii,wanaag kusocooπŸ₯°β€οΈ
Assmii via Apple Podcasts · Sweden · 02/02/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Wa program fiican waxan rajayn laha dadkii jacaylada ka hadli jiray inad sheekoyinkoodii ino so celiso insha allah iyo taarikhihii
Abdikarim Harun via Apple Podcasts · United Arab Emirates · 01/23/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Keep going
Quen Hila via Apple Podcasts · Turkey · 01/16/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Codka Ubah Waa Barmaamuj Wanagsan Wll Runtii Meelo Badan Ka Taabanaya Nolosha Sidaad U Gudagashayna Ay Tahay Wax Kucusub Geyiga Soomalida Run Ahanti Markaad Dhagaysatid Xalqadaha Kujira Codka Ubah Waa Kuwo Leh Dareen Iyo Shucuur Gooniya Haday Noqoto Dhan Walba...Read full review »
Guleid Ali Kaar via Apple Podcasts · Sweden · 01/04/21
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Waa Podcast-ga Kaliya ee Dhagaystay, Wanan Sugaa oon ku xidhanahay Every New Episode. Horay Usoco Walal Ismaaciil.
ShadyCypher via Apple Podcasts · United States of America · 12/07/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Masha Allah waa wax ay qoysaska somalidu u baahnayeen we need more guys β™₯️β™₯️
faaiiza via Apple Podcasts · Great Britain · 11/28/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Keep the hard work Ismaaciil and everyone that goes behind the scenes, to produce this an amazing podcast.
hayla.ahmett via Apple Podcasts · Great Britain · 11/28/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Assalamu alaikum wlky I have been listening to you podcasts for the last 2 months 🀩I truly enjoy listening it thank you for uploading every week!! Your work is much appreciated great job! β€οΈπŸ™πŸΎ
Maryama πŸ’ž via Apple Podcasts · Australia · 11/02/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
The best Somali podcast ever. You are doing a great job Ismaaciil, and you’re such a good storyteller. The story telling, the transitions are amazing masha Allah. My grandmother is a fan of your podcast as well, so keep going insha Allah.
Annymous243 via Apple Podcasts · United States of America · 10/29/20
Codka ubax waan ku cusubahay, haddana intii aan bilaabay dhagaysigiisa waxa aan ka faa’iday xog, aqoon iyo madadaalo badan.!
Dr.Mo biihi via Apple Podcasts · Sweden · 10/27/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Great podcast walal , keep it up πŸ‘πŸ‘
Amira Lens via Apple Podcasts · Kuwait · 10/16/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Wallahi wa the bessssssst bu ahaa mashallah allah yibaarik fiik wa yajziik kheyr
kahauakabag via Apple Podcasts · United States of America · 06/12/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Runtii aadbaan u jeclaystay sida quruxda badan si guudna waan bogaadinaya hawsha wanaagsan aad hayso iyo sidaa aad ugu hagar baxayso
Sancase Dahir via Apple Podcasts · Germany · 05/28/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
For a long time I’ve looked for a podcast I could listen to in af Somali with topics that interest me. Love this project, excited to hear more episode.
Ayaaan94 via Apple Podcasts · United States of America · 05/08/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
I would like in the next podcasts incha allah to hear about the men’s side on this also and thanks I really enjoy your podcasts .
she is lit via Apple Podcasts · Yemen · 03/01/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Waxad soo kordhisay wax loo bahnaa walal, wanan rajaynaya inu barnaamijku booqdo Magaloyin Somaliyed oo badan soona gudbiyo wax yaabo xiiso leh
Abdirahman2000 via Apple Podcasts · Sweden · 01/10/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Abwaanka hawshan u isku hawlay waxaan ilaahay uga baryaya in u fududeyo. Podcast waa mid somalidu u bahan tahay anfaci doonana.
ahmedac via Apple Podcasts · Philippines · 01/01/20
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
”Caruur Cag Weyn” wuxuu diiradda saaray meelaha ugu daran ee habka nolosha ee qoyska Soomaaliyeed iska qaban la’ yahay. Xididdada cilladda ayuu taabtay oo si waafi ah saafay. Codka Ubax waa barnaamij loo baahnaa, wuxuu na inoo yimi asagoo xigmad iyo farshaxan ku midoobeen.
Siciid Haaruun via Apple Podcasts · Sweden · 12/24/19
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan helay podcast ku baxaya afkayga hooyoo. Hore u soco walaal.
Warsandeeqa via Apple Podcasts · United States of America · 12/20/19
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
I have to say this is the best one I have listened not just because it’s somali but coz it’s amazing.. and I’m sure you will love it
Abdishakur Mohamed via Apple Podcasts · United States of America · 12/17/19
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
β˜†
First somali podcast. I appreciate the good work you are doing for your people bro. Immediately we enjoy your first episode of (jacaylkii ceel afway) wallahi it is so amazing, every night when i go to bed i listen and repeat again and again till i sleep over.
hajji moe via Apple Podcasts · United States of America · 12/17/19
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »