Farxad
Runtii aad ayaan ugu farxay markaan arkay codka ubax kaas oo kor uso qaadaayo suugaanta somalida wxn rajaynaa inaad horey u wadaan oo adan ka caajisin Wana ku faraxsanahay inan dhagaysanayo podcast somali ku baxaayo 😍
sabrina salahudin via Apple Podcasts · Kenya · 11/07/22
More reviews of Codka Ubax
Hore u soco nona so baddi barnamijyadda🙏🙏🙏
shadia iimay via Apple Podcasts · United States of America · 10/26/23
Waxan u bahanhay in layga caawiyo sidan ugala so dagi laha apple storek mise appliction malah Codka ubax
Hamze khadar via Apple Podcasts · United States of America · 06/07/22
Alle hakuu siyaadiyo caqliga, cududda iyo cilmigaba wll Ismail C Ubax🙏❤️
Huda Abdirahman via Apple Podcasts · Turkey · 10/29/21
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »