Mahd celin
Aad iyo aad baan idiinku mahad celin waqtigiina iyo cilmigiina aad noo hudheen waxan kaso arkay tiktok durba wn baadi goobay waana helay qaybo badan wn dhageestay anigo ka faaiday cilmi iyo waayo argnimo igu so korortay oo aan aad ugu qancay jazakallah khayr wllo dhamaantin tabiyaha iyo ka qaybgalahaba iyo dhamaan dhageestashay ❤️❤️❤️
Anisa mahdi via Apple Podcasts · Sweden · 10/10/21
More reviews of Codka Ubax
Wa program fiican waxan rajayn laha dadkii jacaylada ka hadli jiray inad sheekoyinkoodii ino so celiso insha allah iyo taarikhihii
Abdikarim Harun via Apple Podcasts · United Arab Emirates · 01/23/21
Runtii aad ayaan ugu farxay markaan arkay codka ubax kaas oo kor uso qaadaayo suugaanta somalida wxn rajaynaa inaad horey u wadaan oo adan ka caajisin Wana ku faraxsanahay inan dhagaysanayo podcast somali ku baxaayo 😍
sabrina salahudin via Apple Podcasts · Kenya · 11/07/22
Codka Ubah Waa Barmaamuj Wanagsan Wll Runtii Meelo Badan Ka Taabanaya Nolosha Sidaad U Gudagashayna Ay Tahay Wax Kucusub Geyiga Soomalida Run Ahanti Markaad Dhagaysatid Xalqadaha Kujira Codka Ubah Waa Kuwo Leh Dareen Iyo Shucuur Gooniya Haday Noqoto Dhan Walba...Read full review »
Guleid Ali Kaar via Apple Podcasts · Sweden · 01/04/21
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »