Episodes
Published 10/20/21
heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madadaalada.
Published 04/29/20
Published 04/29/20
Haar, waa codkii Maryan Naasir Cali, mirihii iyo laxankii AUN Dr Raafi, Riwaayaddii Imtixaanka adduunka, oo lagu dhigay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Muqdisho, sanakii 1985-tii, Figraddii AUN Maxamed Abuukar Dhanaanoow.
Published 07/10/19
heestan waxaa la yiraahdaa: Rafaadka raaxaa ka dambeysa, Waa codadkii (AUN) Mukhtaar Iidi Ramadaani & Sahra Abuukar Dawo, waxey ka mid ahayd heesaha Riwaayaddii Banaadiriga ee ka dhigay dhamaadkii 80-ta meeyadii. Ka dhageyso Heybad Radio itune, spreaker podcast, youtube iyo baraha bulshada ee raadiyaha.
Published 06/09/19
Heestan Shabkax waxeey ka mid tahay heesaha loogu jecel yahay ee abwaanka, heesaaga iyo mullaxamiistaha Cabdulle Yuusuf Hanuuniye, Waxeyna ka tirsan thaay heesaha aan laga xiiso-go'in oo uu Hanuuniye oo ah aalaaba fanaan isku filan, oo badanaa heesihiisa sameysta, laanka raacsaa musigana ku lara uu qaado. Heybad Radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee radiyaha.
Published 06/06/19
Heestaan Guur aan kaa rabaa, waxeey ka mid tahay heesana banaadiriga ah waxaa ku luuqeeya Fanaanka iyo Abwaanka Weyn ee Aweys Khamiis Cabdallah Mabuuse, waxaa erayada u sameeyey Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, waxaana laanka raaciyey: Maxamed Nuur Aqyaar, halka musiguna uu yahay gacanta macaan ee Aweys Khamiis Mabuuse iyo gurbaanka Cali Ganeey. Heybad radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee Raadiyaha.
Published 06/06/19
Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka mid ahaa kooxihii Seria A-da ee dalkeena ee kubbada koleyga ciyaari jiray Maxamuud Cali Calasoow (Jaani Dheere) filimka waxaa dhigay kooxda Iftin ee wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta hase yeeshee nasiib xumo, lama soo bandhigin, sidaasna waxaa ku dhacay dagaalladdii sokeeye ee dalka. Heestaan waxay ahayd xudunta filimka, waxaa erayada u...
Published 06/06/19
Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay heesaha faro-ku-tiriska ah ee mar kasta aan safka hore ka dhicin, sanadkii la joogana cusboonaada. Ka dhageyso HEYBAD RADIO CHANNEL itune, Spreaker podcast, youtube channel ama baraha bulshada ee uu raadiyuhu leeyahay.
Published 06/06/19
Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid tahay heeso xul ahaa oo aad loo jeclaa, haye yeeshee nasiib-darro, badanaa heesta qolayaha Youtube-ka gashaday waxeey qaldeen, magaca fanaanadeennii heesta qaaday oo ahayd Saynab Hindhiso, oo midba cidduu doonay ku sheegay. HEYBAD RADIO, ka dhageyso Itune & spreaker, ama baraha youtube iyo facebook uu ku leeyahay radiyuhu.
Published 06/06/19
Heybad Radio, is an internet radio, based at Birmingham, West Midlands with it's twin broadcaster Digital Television, Heybad Television.
Published 03/21/19
Heybad Radio, twin media outlet with Heybad tv, managed by: Amina Media Productions LTD, tune in on social media or listen later on itune.
Published 02/16/19
Heybad Radio, digital radio & livestream music, new, dramas and brogrammes.
Published 01/19/19
Heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madadaalada. Codka: Shimaali Axmed Shimaali Miraha: Cabdalla Nuuradiin Axmed (Qaysar) (AUN) laxanka & Muusigga: Spiran Shidaad Muraad (AUN)
Published 12/06/18
Heybad Radio, qeybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaalada
Published 11/27/18
Heybad Radio, qeybta Fanka, Suugaanta & madadaalada.
Published 11/26/18
Heybad Radio, qeybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaalada.
Published 11/16/18
Heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madaddaalada.
Published 09/28/18
Heybad Radio, qeybta madaddaalada, fanka iyo suugaanta.
Published 09/28/18