Rafaadka Raaxaa Ka dambeysa, (AUN) Mukhtaar Iidi Ramadaani & Sahra Abuukar Dawo
Listen now
Description
heestan waxaa la yiraahdaa: Rafaadka raaxaa ka dambeysa, Waa codadkii (AUN) Mukhtaar Iidi Ramadaani & Sahra Abuukar Dawo, waxey ka mid ahayd heesaha Riwaayaddii Banaadiriga ee ka dhigay dhamaadkii 80-ta meeyadii. Ka dhageyso Heybad Radio itune, spreaker podcast, youtube iyo baraha bulshada ee raadiyaha.