Waa xalqad aan ku falanqeynayo naf jaceylka iyo siinta mudnanta aay leedahay naftu sidoo kale waxaan ku eegi doona buuga la magac baxay naftaydaay gacalo.
Instagram: abdikarem_ak
Published 02/04/24
Waa xalqad kale oo Anny ku falanqeenyno caanimada iyo ganacsiga xidhiidhka ka dhaxeeya martida barnaamijku waa nasteho oo ku maga dheer Natasha gwal.
Instagram: abdikarem_ak
Published 12/24/23
"Dhiirigelinta nafta iyo joogteynta ku xidhnanshaha ilaahay" martida xalqadeenan waa macalim maryama oo kaida barayasha wax ka dhiga magaloyinka kala duwan ee Somalida.
Instagram: abdikarem_ak
Published 12/13/23