Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud
Listen now
Description
Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada.Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. Dhagaysi wanaagan!
More Episodes
Xalqaddan Maxamed, wuxuu innagula wadaagayaa tabo iyo talooyin wax weyn ka tari kara ka lib keenidda hayaanka nolosheena. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 
Published 09/20/23
Published 09/20/23
Season 1,  Xalqadda 4aad.Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The...
Published 09/16/23