Xeerka 15ka daqiiqo:Farsamo haddii aad ku dhaqanto wax weyn aad ka faa’iididoonto.
Listen now
Description
Sababa ugu weyn ee horumarka innoo diidaa waaa dib u dhigida qorsheheena....... Markasta oo aynnu wax berriyeyno waa markasta oo aynnu fikir iyo tamarba curyaano.