Fahanka shakhsiyadda soomaaliga ah. (Saamayn iyo samayn)
Listen now
Description
Ka hadalka shakhsiyadda qofka bani'aadamka, waxa sameeya, iyo waxa saameeya waa wax aad u adag, ha ahaatee waxa aynu duubistan kooban aynu isku dayaynaa in aynu iftiimino dhabooyinka loo mari karo fahanka bani’aadamka, inaga oo gaar u calman doona shakhsiyadda soomaaliga ah.
More Episodes
Xalqadan waxa ka hadlaynaa soonka cid kasta ma u yahay cafimaad iyo qofka qaba xanuunka sonkorta sidaynu ula dhaqmayna xiliga ramadaanka
Published 04/14/23
Published 04/14/23
Waxa si faahfaahsan aanu uga hadlaynaaa hadafka aynu usoomayno bisha barakaysan iyo xikmadaha ku jira
Published 04/01/23