‏Xaalada caafimaad ee bulshadeenu ku sugantahay iyo talooyin muhiim ah
Listen now
Description
1:waa maxay cafimaadka bulshada 2: Xidhiidhka ka dhexeeya caafimaadka iyo diinta, cuntada, dawada, jidhka iyo nafta. 3: Sidee ayeynu ku horumarin karna oo ku ilaalin karna caafimaadkeena
More Episodes
Xalqadan waxa ka hadlaynaa soonka cid kasta ma u yahay cafimaad iyo qofka qaba xanuunka sonkorta sidaynu ula dhaqmayna xiliga ramadaanka
Published 04/14/23
Published 04/14/23
Waxa si faahfaahsan aanu uga hadlaynaaa hadafka aynu usoomayno bisha barakaysan iyo xikmadaha ku jira
Published 04/01/23