Hircast
Listen now
More Episodes
Aniga Saxiibo aanu ka wada dhaqaaqnay magaaladda hargeysa ayaa jaant dhigay goob lagu dhaqo geela sidoo kalena lagu dhamo caanihiisa, goobta waxa kula kulan dadyow tiro badan oo iyaguna magaaladda kasoo safray si ay u yimaadaan dhamaadka todobaadka. saxiibada socodka igu wehelinayey ayaa iyaguna...
Published 11/13/21
Axsaab waa Fanaan hadda jaanta dhigay Ga'gida weyn ee Fanka Soomaalida Waxaanu uu ka warramayaa Fanka halka uu kasoo raacay, Daeenka Heestii Koobaaad ee loo tumo ama lagu ladho muusig iyo falcelintii kaga timid bulshada sidoo kale barnaamijka dhexdiisa waxa uu ku luuqeynayaa heeso hore oo ay...
Published 10/21/21
Da'diisa oo yar ayuu alifay ganacsi kasoo noqday mid guulaystay Barnaamijka Gudihiisa ayaa guulaha uu gaadhay iyo Caqabadihii ugu waaweynaa ee soo maray.
Published 05/19/21