dood dhexmartay Lataliayaah a Maxweynaha arimaha JFDS Mduane Xasan Shiikh Maxmuud ee arimaha Dasturka iyo Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo ka biyo diidan qaabka ay dowald ugu dhex milantay hoowsha barlamaanka
doodaan aya aheyd mid diirada sartay qaabka wax looga bedeliakro dasturka iyo masiirka Somaliland. taas oo uuka hadlay Xildhaab yusuf Gama'diid oo ka tirsan golaha shacabka barlamanka 11aad.
iyo xuseyn shiikh amxmuud oo ah lataliye sare xafiska madaxweynaha arimaha dasturka...
Published 12/25/23
Madaxweynaha jamhuriayda federlak somaliyed Mudane Xasan Sh Maxmud
Qudada Jimcaha ee M uu kajediye Masjidka. Dastruka waa in la dhemstira waxaa shegey baarlmanak ay wakilkayhiin shacabka si loo dhamey dastuurka.
waa inaan is aamina oo aan si wadajdir u dhamey dasrurka. aduunka weey heelnayhiin ee aan ka faadieysano
Support the show
Published 12/22/23