Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan...
Published 12/19/23