Jooji sixitaanka Dadka kale Khaldaadkooda! Stop correting other people's mistakes!
Listen now
Description
Halkaan waxaaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Hormarka Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurta iyo Hormarinta shaqsiga bo intabo.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada, Thanks,for your listening. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/sahro-hussein8/message
More Episodes
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta,...
Published 06/08/24

Published 05/17/24