Somalia True Crimes
Listen now
More Episodes
Ree Jabuuti oo si ficltan leh uga waramaya Arooskii
Published 12/13/22
Waxaa la helay meydka Gabar yar oo da'deeda lagu qiyaasay 5 ilaa 6 jir. gabadha jirkeeda ayaa waxaa laga dheehan karaa in loo geytay jirdil xoogan iyo kufsi lagula kacay saqiirta masar u xirnaa gabarta ayeey ku ceejiyeen ilaa ay ka dhimato
Published 01/19/22
Heestaan waxey ka hadleysaa dib u dhaca ku dhacay dadkeena iyo dalkeena. Sidoo kale wuxuu arkay ineysan jirin qof wax u quurta qof kale oo walaalkeed ah Doqonimada halkaas ayeey kasoo jeedaa
Published 01/10/22