Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling
Listen now
Description
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social MediaYoutube - https://youtube.com/@wehelpodcast
More Episodes
Published 05/19/24
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena  Dhagaysi wacn
Published 04/05/24
xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno. Dhagaysi wacan 
Published 03/24/24