Episodes
Waa xalqad aan ku falanqeynayo naf jaceylka iyo siinta mudnanta aay leedahay naftu sidoo kale waxaan ku eegi doona buuga la magac baxay naftaydaay gacalo. Instagram: abdikarem_ak
Published 02/04/24
Published 02/04/24
Waa xalqad kale oo Anny ku falanqeenyno caanimada iyo ganacsiga xidhiidhka ka dhaxeeya martida barnaamijku waa nasteho oo ku maga dheer Natasha gwal. Instagram: abdikarem_ak
Published 12/24/23
"Dhiirigelinta nafta iyo joogteynta ku xidhnanshaha ilaahay" martida xalqadeenan waa macalim maryama oo kaida barayasha wax ka dhiga magaloyinka kala duwan ee Somalida. Instagram: abdikarem_ak
Published 12/13/23
farqiga u dhaxeeya heesaha somalida iyo fanka casrigaa ee loo yaqaano rappka,kaas oo panu kawada sheekeysanay Hanad Bandz  Instagram: abdikarem_ak
Published 12/09/23
wada sheekaysi kooban oo ku saabsan arimaha bulshada waxaa marti ku ah Haykal  Mohamed . Instagram: abdikarem_ak
Published 11/20/23
xalqadeena koowad ee ii wad sheekada wax marti ku ah abwaanad hamda hiilhableeed oo aanu kawada sheekesanay arimaha bulshada qeyb kamida. Instagram: abdikarem_ak
Published 11/13/23