Daanyeernimo waan u gambiyay.
Ma rumeysan karo inaa tahay nin runta indhaha raga ka saaraaya inaan arko oo dhiira galin iyo boojo aan wadin. Podcast ga howshaa ku qabsadaa,gym ka ku aadaa, raashiinkaa ku cunaa. Muhiimada nolosha naag iney eheen ayaan bartay nin labatameyada ku jira oo hadan gabdhaha da’da yar inuu shukaansado isku dayin ayaan ahaa waayo nolosheydaa daalneed isii isaar ayaa muhiimada nolosha u arki jiray lama soo koobi karon daanyeer nimada aan soo maray. Waxaan sameystay discipline anigaa oo aanan jecleysanenin naftana eeysan rabin discipline in lagu wado. Inaam ku daawado ama dhageysto podcast hadana aan isbadal sameynin waxaan nafteyda ku dhahay hadaadan podcast ama YouTube videos ku dhaqmenin waxba ha dhageysan waayo ninka soo duubay uma soo duubin kaliya in la dhageysto ama views inuu helo wuxuu usoo duubay rag badan iney isku badalaan. Thank you walal xaliye
moha hagi via Apple Podcasts · Canada · 12/28/22
More reviews of Fikradaha Xaliye
We appreciate your hardwork Bro, Keep it up.
mohamett++ via Apple Podcasts · Sweden · 01/20/22
Niyad jabku jaanis maaaha Awoowe
Abdi Adke via Apple Podcasts · Germany · 08/11/23
Shwo fican baad heysaa
Gurmad via Apple Podcasts · Canada · 11/10/22
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »