Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Ismail Ali Hassan
Hal Wadaag
Boodhkastigani waa mid yoolkiisu yahey dadka in gaadhsiiyo aragtiyaha kala duwan ee nolosha, dhaqanka iyo taariikhdaba. Waxa barnaamijii bishii lagu soo martiqaadi doona 2 qof oo kala duwan. Qof walba waxaan ka wareysan doono qeybta uu aqoonta u leeyahey. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Listen now
Recent Episodes
Taariikhda Islaamka waa mid gun dheer qurux badan. Aniga iyo Cabdicasiis ayaan sheeko wadaag aheyn, kana sheekeysaney bar bilawgii Umawiyiinta iyo sababaha keeney iney Umayiintu hogaankoodu bilaabmo, iyo dhamaadkii hogaanka Khaliifada rasuulka (naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato). ...
Published 02/06/24
Published 02/06/24
Dhaqaaluhu waa mid taariikh dheer leh, balse fahanka dhaqaalaha iyo aragtiyaha dhaqaaluhu waa mid inoo fududeyneysa fahanka bulshooyinka. Qeybtan Cabdinaasir oo falanqeeye dhaqaale ah ayaan ka wareysaney dhaqaalaha, diiradana ku saarney wareysigan Hanti-Wadaag, bar bilawga taariikheed, tiirarka...
Published 01/03/24
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »