Episodes
Kaga bogo 7 wax dadka kalsoonida leh sameeyaan. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 09/30/22
Published 09/30/22
Waxaan xalqadaan idinkula wadaagayaa safarkeegi wax aqriska. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 09/27/22
Ku barro hababka ama techniques productivityga --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 09/23/22
Kubaro 5 waxyaabood ii fududeeyay inaan noqdo Qof waxtar leh --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 09/17/22
Horumarinta Edbinta Nafta kabaro 10 hab aad ku horumarin karto self disciplinekaga. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 09/14/22
Kaga boggo xalqadaan talooyin ku saabsan caafimaadka maskaxda ama Mental health.
Published 05/25/22
Kaga bogo xalqadaan 7 qodob ee dhismaha kalsoonida kaa caawin karta.
Published 05/24/22
Kaga bogo xalqadaan sida caado wax aqris loo sameysto naftana loogu edbiyo wax aqriska.
Published 05/22/22
Kaga bogo xalqadaan sida ugu fudud loo joojiyo caadoyinka xunxun.
Published 05/21/22
Xalqadda 15aad waxaan ku falaanqeyneenaa Dib u dhigashada oo ah cudur aad inoogu weyn waxyaabo badana dib inooga riday. Waxaan ku arkeena waxa sababa, noocyadiisa iyo sida looga bixi karro. Dhageysi wacan.
Published 05/19/22
Waxaad xalqadaan uga bogan dontaa Self discipline ama naf edbinta. Waxaan ku baran doonaa sidaa loo sameysto Discipline cusub ama loo adkeysto discipline hore aan u laheyn. Ka bogasho wacan biidnilah.
Published 05/18/22
S02E13: Saameynta Buuga Isbuuca --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/24/22
U Baddal Dhibaatoyinkaga Hibadaada | Turn Your Problems To Passion --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/21/22
Xalqadda 11aad waxaan ku qaadanay tababar ku saabsan kartida qofka iyo sida loo helo loona kobciyo. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/18/22
Xalqadda 10aad waa book review. Waxaan kuso qadanay buugii ugu qiimaha badnaa aan aqriyo kaas oo wax weyn ka badalay nolol maalmeedkeega. Fadlan faafi hadaa dhageysato asxaabtaadana la wadaag. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/14/22
kaga bogo xalqaddaan dadka sunta ku ah noloshaada iyo sida aad ula tacaali laheyd. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/10/22
Waxaad maqalkaan kaga bogan doontaa 4 caado ee leeyihin dadka waxtarka leh. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/07/22
Kubaro xalqadaan qaabka ugu fudud loo aqriyo buugagta. --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 03/03/22
Kaga boggo xalqaddan 6 tilaabo naqshadda guusha ah iyo 5 suaal Isbadal nafeed kuu horseeda --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app
Published 02/24/22
Kubaro 3 Tallo, 3 tijaabo iyo 3 tixgalin fududeeya goaan qaadashada
Published 01/31/22
Ku barro 8 qodob ku sahlayaa sameesashada Caado cusub.
Published 01/28/22
Barro qaabka ugu qurxoon aad ahdaaf ku dagsan karto.
Published 01/24/22
Xalqadda 2aad ee Season 2aad waxaan ku arkeenaa Hab lagu ogaado naftaada oo la dhaho Johari Window.
Published 01/20/22
Xalqadda 1aad waxaan ku qaadanay 5tii Cashar Ugu weynaa oo aan ka baranay Seasonkii 1aad.
Published 01/06/22