Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Nazreen Zallah
Ogaalka Ruuxda
Nazreen zallah
Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno...
Listen now
Ratings & Reviews
4.0 stars from 25 ratings
1:Codka halasiga ah, ee aan lahyn wax deg segaumo ah mcnha aan speed ku jirin.👍🏻 2:sharixida wedhaha togan iyo kuwa taban.👍🏻 3:ku durfurashada ”Geerar Ama Tix “ taabaaho leh👍🏻 4:Hadal aan kala go’ go lahayn oo isku dheeki tiran👍🏻 5:Change isn’t easy!!
lajecleey via Apple Podcasts · United States of America · 05/02/24
Recent Episodes
Xasuusinta maanta.Qalad hadii aad gasho qoomamo haysku dilin.Qalad hadii lagaa galana qoomamo haysku dilin. Waxka baro, waxka korodhso, doorana in aad hore uga socoto cafisna dalbato, ama aad adigu cafido.💚
Published 05/28/24
Published 05/28/24
Xasuusinta maantaHadii aad dareemayso dareen ah in aan laguu qadarin in aad maruun guul gaadho, ama aad dareemayso in riyo aad jeclayd aanay kuu dhaboobi-karahaynin oo ay wakhtigan kugu adag-tahay in aad rumayso,Halka dadka inbadan oo ka mid ahi ay xikmada ilaahay gaadheen waxaa aad adigu...
Published 05/19/24
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »