EPO1 Xasuusin iyo xasilooni| Raali-galinta dadka.
Listen now
Description
Xasuusinta xalqadan  Bani aadamka awoodiisa waa la xadiday, waala xadeeyay waana la xakameeyay. Wixii se aad iinsaan ka heli waydo ilaahay xagiisa ka doono, ilaahay xagiisa ka raadso, ilaahayna xagiisana ka baadi doono. Waa ilaaha iska leh sifada kamaalka, dhamaystirnaanta, iyo isleekaanshiyaha. Waa rabiga aan agtiisa waxba laga waayin, agtiisa waxba laynagu yeelin. Talo saarashadiisana badbaada aynu bidno oo aynaan ku hungoobin. Ugu dambayn Waxkaste aynu kala doono oo aynu hadana kala wayno ee wanaag ah, rabbi baa leh oo awoodooda bixiya, ee xasuuso.
More Episodes
Xasuusinta maanta Murugo hadii aad dagaal kaga soo baxday ku faro adayg  farxada , nabada iyo daganaanshiyaha aad heshay. Dooro deegaan munaasab ah iyo dad aad nabadaada ku ilaashato. Door xasuusta wacnaanta leh ee aan ku carqaladayn dooni .
Published 05/05/24
Published 05/05/24
Qofka aydun dhaqan ahaan is af-garan waydeen ama si uun aydun nolosha ugu sii wada midoobi kari waydeen  “واهجرهم هجرا جميلا “. Haajiraad qurux badan ka haajir ka fogaanshiyo qurux leh ka fagoow, masaafo  nadiifana u jirso. Xasuusinta xalqadan. Afkaagu ruuxii uu waangiisa tirinayay shalay,...
Published 04/30/24