Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Shadiya Mohamed
Shamac Podcast
Shamac Podcast waa bar dhegaysi aan ugu talagalnay inaan kuso gudbino sheekooyinka noocyadooda kala duwan, gorfeynta iyo taxanayaal kooban oo ku saabsan buugaagta , waxa intaas aan ka maqnayn barnaamijyo la xidhiidha arrimaha bulshada, taarikhda,dhaqanka iyo suugaanta. Somali-Podcast
Listen now
Ratings & Reviews
The Compound effect
Aad baad ugu mahadsnatahay soo koobida buuga. Cutubka saddexad aad buu ii taabtey ina baray in dhaqan aad muddo soo samayn jirtey iney ka rabto dadaal iyo sabir xidid go’eyntiisu. Shakhsiyan mudo afar sano ah xili hore ma kicin aan ahayn inta aan salaada uu kaco aan dib u seexdo lkn bilooyinkii...Read full review »
Shankaroon🥰 via Apple Podcasts · Great Britain · 01/22/23
Recent Episodes
Published 01/19/24
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »