Episodes
Published 01/23/24
Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood. 
Published 01/16/24
Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan. 
Published 12/19/23
5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan.
Published 07/30/23
Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa...
Published 06/05/23
Marka uu  ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.
Published 06/01/23
Sagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa.
Published 03/03/23
Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen  uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay  hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha. 
Published 09/26/22
Fathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan.    Mahadsanid dhagaysi wacan. Istahil
Published 07/29/22
Saaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena. 
Published 04/11/22
Iskubuuqa iyo calaamadaha qofku isku arko qaar kamid ah iyo sida ay nolol maalmeedkiisa u saameeyan isla markaana ay u eegyihiin. 
Published 03/16/22
Martida maanta waa  : Councillor Kaltum Rivers:  waa gabadhii ugu horeysay ee African, Somali, muslim, xijaaban ee ku soo baxaday doorashada degmadeeda iyo magaalada Sheffield kana soo baxaday xisbiga cagaaran.  ____________ Locally elected member, Sheffield City Council-Green Party Also a student at The University of Sheffield, PhD Candidate: Researching Serious Youth Violence. Previous Masters in Education Policy and practice Gender and Education Global Education policy . Girls access to...
Published 09/18/21
Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe.
Published 09/11/21
Eposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba. 
Published 07/11/21
waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd.
Published 07/04/21
All social media: @Somalimotivationpodcast                           @Esthahil Contact:[email protected] 
Published 04/26/21
Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba.  Social media: @Esthahil                       @Somalimotivationpodcast
Published 03/02/21
#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast...
Published 02/18/21
Maxamed Badda waa qoraaga buuga Doolaal oo uu kaga sheekaynaayo noloshiihsa ilaa caruurnimo ilaa hada, casharada uu nolosha ka bartay iyo fariinta uu usoo gudbinaayo dhalinyarada.  waraysiga kaga boggo intaas iyo warbixino kale oo dheeraad ahba. 
Published 01/31/21
Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca.  5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso  #Domesticabuse.
Published 01/07/21