Episodes
Waxa uu Mahad Wasuge podcast-gan kusoo koobayaa faallo aan dhawaan ka daabacnay miisaaniyadda dowladda federaalka sanadka 2021 ee loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya.
Published 03/23/21
Podcast-gan waxa lagu falanqeynayaa nuxurka warbixinta falanqeyneysa arrimaha khilaafka ka jiro ee doorashooyinka Soomaaliya oo ay wada daabaceen Somali Dialogue Platform iyo Somali Public Agenda.
Published 12/23/20
Listen the forum video here
Published 10/13/20
Podcast-gan waxa lagu falanqeynayaa nuxurka warbixinta taxliilineysa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya oo ay daabaceen Machadka Rift Valley iyo SDG Synergy.
Published 08/20/20
Podcast-gan waxa aan ku falanqeyneynaa nuxurka warbixinta aan daabacnay oo ka hadleysa saameynta uu COVID-19 ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho.
Published 07/18/20
Podcast-gan waxa aan ku falanqeyneynaa nuxurka cilmibaaris ay iska kaashadeen Somali Public Agenda iyo Radio Ergo oo ka hadleysa waxa laga baran karo sida loo maareeyay kaalmadii bini'aadamnimo ee 2019 loo fidiyey Beledweyne.
Published 05/21/20
Podcast-gan waxa aan kusoo koobeynaa nuxurka warbixin aan dhawaan daabacnay oo aan uga hadleyno tubta doorashooyinka Soomaaliya ee 2021: Fursadaha iyo Caqabadaha.
Published 04/10/20
Podcast-gan waxaa marti noogu ah Qaasim Cabdi Jimcaale oo ah sii-hayaha Agaasimaha Machadka Qaran ee Caafimaadka. Waxa aan ka wareysannay sida ay muhiim ugu tahay Soomaaliya dejinta qorsheyaal loogu diyaargaroobayo lagulana tacaalayo cudurka covid-19.
Published 03/24/20
In this podcast, Mahad Wasuge and Mohamed Irbad discuss the proposed First Past The Post electoral model for Somalia.
Published 01/24/20
Election Series: At Somali Public Agenda, we have begun a series of commentaries and briefs concerning Somalia elections.
Published 01/18/20